Ku Noqo Wararka
Wararka Tech

OpenAI ayaa so saartay GPT-5.4

Taariikh

Apr 14, 2026

Akhri

5 min read

OpenAI ayaa so saartay GPT-5.4
Soo Dhaweyn & Hordhac
OpenAI ayaa so saartay GPT-5.4

OpenAI ayaa soo saartay GPT-5.4, model-kan cusub waxaa diiradda lagu saaray saxnaanta xogta. OpenAI waxay sheegtay in GPT-5.4 uu noqday model-koodii ugu token-efficient badnaa, taas oo ka dhigan inuu jawaabo iyo xalal keeni karo isagoo isticmaalaya tokens ka yar, isla markaana bixinaya jawaabo degdeg ah.

Dhanka waxqabadka, tijaabo lagu magacaabo GDPval oo lagu qiimeeyo shaqooyinka aqoonta ku saleysan ayaa muujisay in GPT-5.4 uu 70.9% ka hal abuur badanyahay model-kii hore.

OpenAI waxay sidoo kale sheegtay in model-kan 33% ka qalad yaryahay midkii ka horeeyay, halka khaladaadka guudna ay 18% hoos u dhaceen.

Sidoo kale waxaa jira GPT-5.4 Thinking, GPT-5.4 Pro, iyo plugin cusub oo loo sameeyay Excel si AI uga caawiyo abuurista iyo falanqaynta spreadsheets.

Ka Tag Faallo

Faallooyinka

Ha seegin dhacdooyinka iyo wada sheekaysiyada soo socda

Is diiwaangeli si aad ula socoto dhacdooyinka, aqoon-is-weydaarsiyada, iyo muuqaalada warbaahinta ee soo socda.

Is Diiwaangeli Hadda