Back to News
Tech News

OpenAI produced GPT-5.4

Date

Apr 14, 2026

Read

5 min read

OpenAI produced GPT-5.4
Welcome & Introduction
OpenAI produced GPT-5.4

OpenAI ayaa soo saartay GPT-5.4, model-kan cusub waxaa diiradda lagu saaray saxnaanta xogta. OpenAI waxay sheegtay in GPT-5.4 uu noqday model-koodii ugu token-efficient badnaa, taas oo ka dhigan inuu jawaabo iyo xalal keeni karo isagoo isticmaalaya tokens ka yar, isla markaana bixinaya jawaabo degdeg ah.

Dhanka waxqabadka, tijaabo lagu magacaabo GDPval oo lagu qiimeeyo shaqooyinka aqoonta ku saleysan ayaa muujisay in GPT-5.4 uu 70.9% ka hal abuur badanyahay model-kii hore.

OpenAI waxay sidoo kale sheegtay in model-kan 33% ka qalad yaryahay midkii ka horeeyay, halka khaladaadka guudna ay 18% hoos u dhaceen.

Sidoo kale waxaa jira GPT-5.4 Thinking, GPT-5.4 Pro, iyo plugin cusub oo loo sameeyay Excel si AI uga caawiyo abuurista iyo falanqaynta spreadsheets.

Leave a Comment

Comments

Don’t miss future events and conversations

Subscribe to stay updated on upcoming events, workshops, and media appearances.

Subscribe Now