Soomaaliya oo Horumar Weyn ka Sameysay Nidaaminta ICT-da
Soomaaliya waxay 2024 gaartay 77.5 dhibcood dhanka nidaaminta ICT-da, taas oo muujinaysa horumar dhijitaal ah oo muuqda.
Hage wax ku ool ah oo ku saabsan AI, taleefannada, amniga iyo kobcinta online-ka, mid walba muuqaal ayaa la socda.